Midowga Afrika oo War ka soo saaray rabshadaha ka aloosan dalka Itoobiya

Guddoomiyaha Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat ayaa ku baaqay xasilooni kadib markii dalka Ethiopia ay ka dhaceen rabshado ka dhashay dilka heesaa caan ahaa. Rabshado socday laba maalmood ayaa 81 qof ku dilay Ethiopia, sida uu Arbacadii sheegay madaxa booliska, kadib markii la dilay heesaaga Hachalu Hundessa oo kasoo jeeday qowmiyadda ugu tirada badan dalka … Continue reading Midowga Afrika oo War ka soo saaray rabshadaha ka aloosan dalka Itoobiya